New Taariikhdii Imaam Tirmidi Bismillaah! Magaciisa iyo Nasabkiisa Abuu Ciise Maxamed bin Ciisa bin Sowrah bin Muuse bin Dhaxaak Asulami Atirmidi. Wuxuu dhashay casrigii dahabiga ahaa qarnigii sadexaad ee hijriga waa xiligii inta badan la qoray sunada Rasuulka (sallalaahu calayhi wasallam). Sidoo kale waa xiligii ay soo shaac baxday qorista kutubta loo yaqaano (كتب الصحاح )Kutubtaasoo... Continue Reading →
Taariikh nolaleedkii Imaam Nisaa’i
Taariikh nolaleedkii Imaam Nisaa’i Abtirkiisa iyo Barbaarintisii Magaciisa dhamaystiran waa Abuu C/Raxmaan Axmad Ibnu Shuceyb Ibni Cali Ibni Sanaan Ibni Baxar ee Reer Khurasaan kana sii ahaa Rer Nisaa’i . Sanaan waa Balad ka tirsan Dhulka loo yaqaan Khurasaan oo hadda kamid ah wadanka loo yaqaan Iraan. Imaamu Nisaai waxaa la dhalay Taariikhdu markii ay aheyd 215 Hijriyada... Continue Reading →
Tarikhda imam muslim oo kooban
Magaciisa & Nasabkiisa Abul Xusayn Muslim ibnu Al-xajjaaj Al-qushayri Al-nisaabuuri , waxuu ku dhashay magaalada Nisaabuur, oo ku taal waqooyiga bari ee dalka Iran. Aabihii waa Xajjaaj Bin Muslim Al-Qushayri, waxuu ku barbaaray guri cilmi iyo taqwo u saaxiib ah. Waxuu barashada cilmiga bilaabay isagoo yar, maadaama aabihii ahaa nin cilmi lehna waxay taasi u... Continue Reading →
Tarikhda imam Imaam Bukhaari ilahay ha unaxariiste
Magaciisa iyo Meeshuu ku Dhashay. Abuu Cabdullahi Muxammed ibn Ismacil ibnu Ibraahiim ibnu Muqhiira ibnu Bardizba Al Jacfi Al bukhaari. Aabihii Ismaaciil ibnu Ibraahim sida uu Ibnu Xibaan ku qoray Kitaabkiisa ”A-Thiqaat”, waxuu yidhi ”Bukhaari aabihii waxuu axaadiista ka weriyaa Xamaad ibn Zeyd iyo Imaam maalik, isagana Ciraaqiyiin ayaa kasii weriya.” Waxuu ku dhashay meesha... Continue Reading →
Taarikhda Imaam Abuu Daa’wuud ilahay ha unaxariste
Taariikh nololeedkii Imaam Abuu Daa’wuud (Raximahullah) Nasabkiisa & Dhalashadiisa Magaciisu waa Abuu Daa’wuud bin Suleymaan Bin Al ashcath Asssajistaani . Waxuu kamid yahay ragii xadiithka xifidsanaa Imaamku waxuu ku dhashay magaalada Sajistaan ,sanadku markuu ahaa 202 Hijriyada. Barashadiisii cilmiga Abuu Daa’wuud Waxuu ku soo koray isagoo cilmigu uu yahay hamigiisa. Sidoo kale waxuu aad... Continue Reading →
Tarikhda imam Ibnu Maajah ilahay haka rali ahade
Magaciisa iyo Dhalashadiisa Imaamka magaciisa waxaa la yidhaahdaa Abuu Cabdullaahi Maxamed Ibnu Yaziid al-Qazwiini . Wuxuu ku dhashay magaalada Qazwiin oo ku dhaw magaaladii loo yaqaaanay Rayy oo hada layidhaa(Tehran) ee dalka Iran. Imaamku wuxuu dhashay 20kii Ramadan 209Hijriyada. Cilmi raadiskiisii Imaamku wuxuu barashadiisa cilmiga bilaabay isagoo aad u yar, wuxuuna aad u laazimay oo uu la... Continue Reading →