Maxaad ka taqaanaa Saxaabigii Shinnidu Difaacday?

Saxaabiga Caasim ibnu Thaabit oo ahaa nin reer ansaareed ah, wuxuu ka qaybgalay dagaalkii Badar iyo Uxudba. Dagaalkii Uxud wuxuu ku dilay laba wiil oo walaalo ahaa oo uu dhalay ninka la dhaho Dalxa ibnu Dalxa. Labada wiil hooyadeed oo ahayd reer Makkah ayaa nadar ku gashay inay u aargudo wiilasheeda, waxayna ku nadartay in... Continue Reading →

Dhalxata Binu Cubeydillahiطلحة بن عبيد الله

Dhalxata Binu Cubeydillahiطلحة بن عبيد الله Saxaabada Suubanaha Rasuulka(Caleyhi Salaatu-wa-Salaam) ”Ruuxii Jecel Inuu Arko Nin Dunida Dusheeda Socda, Isla Markaasna Dhintay Ha Eego Dhalxata Binu Cubeydillaah.” Dhalxata Binu Cubeydillahi Dhalxata Binu Cubeydillaahi Al-taymiyi wuxuu la socday dad socoto ahaa oo ka mid ah qureysh ganacsatadeeda, waxay ku socdeen gobolka Shaam. Markay soo gaareen magaalada Busraa ee hadda... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑