Nin reer baadiye ah oo Ilaahay run u sheegay. Ma ogtahay hadii aad Ilaahay run u sheegto inuu Ilaahayna kuu rumaynayo wixii aad rabtay. Waxa nabigeena (scw) u yimid nin reer baadiye ahaa, wuxuuna ka dalbaday inuu raaco. Nabigu (scw) wuu ka aqbalay, wuxuuna saxaabadiisa u dardaarmay inay daryeelaan. Maalintii danbe ayey muslimiintii weerar qaadeen,... Continue Reading →
Gabadhii u horeysay ee Caalamka Islaamka madax ka noqota.
Gabadha la dhaho Shajaratu Durr, waxay ahayd jaariyad uu lahaa boqorkii dawladii Ayuubiyiinta ee Saalix Najmu Diin, waxayna asal ahaan kasoo jeeday wadanka Armenia. Gabadhan waxay ilmo u dhashay Saalxi Najmu Diin, hase ahaatee ilmihii wuu ka dhintay. Saalix Najmu Diin wuxuu ka talinayey xilligaas dalka Masar iyo dhulka Shaam, waxaana gacantiisa ku jiray magaalada... Continue Reading →
suldaan Mohamed al-faatix )amiirkii furtay istanbuul ama islambool
Waa suldaan Mohamed al-faatix Ibn muraad Waa ninkii furtay magaalada qusdhan-dhiiniyya ee kadib loo baxshay islam buul Haddana loo yaqaan Istanbul ee caasimaddi hore ee turkiga . Waxa uu dhashay 835 tii hijriyada ...waxaana uu ahaa suldaan kii dhidibada u taagay dowlad islaam oo mid ah tasoo calamaka ka talineeysay in ka badan 600 sano... Continue Reading →
QISADII DUL-QARNAYN akhriso ama dhageyso
Qisadan waxay ku bilaabmaysaa su’aal ay gaaladii Reer Qureesheed ay waydiiyeen Rasuulka (N.N.K.H), kooxdaas oo la tashatay yahuuda si ay u jaribaan Nabi Muhamed(N.N.K.H), waxayna waydiiyeen sadex waydiimood, Qisadii Asxaabul-Kahf, Ruuxda iyo Qisadii Dul-Qarnayn. Waydiintaa ay gaaladu ku jarribayeen Nabiga ayaa Xaqu (S.W.T) soo dajiyey suurada Kahfi asagoo kawaramay sadexda qisaba. “Waxay ku warsan Dul-qarnayn xaggiisa, waxaad dhahdaa waxaan idinku akhrin... Continue Reading →
QISO: ALLAH KA CABSI: IS XISAABI INTA ALLAH SWT KU XISAABIN.
Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa waxaa su'aal waydiiyay nin shiikh ahaa oo ay isgaranayeen su'aashuna waxa ay ahayd - Hadii saaxiibkaa uu Alle ( swt) dib u soo nooleeyo maxay kula tahay in uu samayn lahaa ? Kadibna ninkii dhalainyarada ahaa waxa uu... Continue Reading →