Dad badan oo aan cilmi lahayn waxay u haystaan in islaamku dulmiyey haweenka oo dhaxalkooda uu ka dhigay ninka badhkii, hase ahaatee dadkaasi ma fahansana xikmada ku jirta arrintaas, sidoo kale ma oga in dumarku xaaladaha qaar ay ninka ka dhaxal bataan, ama ay isku in qaataan, ama gabadhu ay dhaxasho oo ninkuna aanu waxba... Continue Reading →
Kitaabka Weysada
Kitaabka Weysada Waxaa dhigay oo ka soo tarjumay kitaabka Al Imaamu Al Nawawii (النووي) ee Al “Majmuuc” (المجموع) Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM. Kow: Tusmada kitaabka Mawduuca Bogga: Tusmada Kitaabka Waysaysashada Niyada Bisinka qabso Dhiqidda labada gacnood Luqluqashada Sandaarsiga Dhaqidda wajiga Dhaqidda gacanta midig Dhaqidda gacanta bidix La marinta madaxa gacanta biyo Dhaqidda dhegaha... Continue Reading →
Sideen usoo gudnaa salaadihii inaga tagay?
Salaadu waa udub dhexaadka diinta Islaamka, waxaanu Ilaahay faray dadka Muslimiinta ah inay tukadaan salaadaha waqtigii loogu talo galay. Dadka salaadu ay ka tagtay waa laba nooc , mid waxay salaadu uga tagtay isagoo haysta cudurdaar kana kalena waxay uga tagtay si badheedha oo kas ah: Taas macnaheedu maaha inuu qofku iska seexdo oo uu... Continue Reading →
Mala dhaqan karaa Bisadaha iyo EEyda?
Bisadaha: Bisadaha dhib malaha in la dhaqdo hadii aanay cid kale lahayn, isla markaana ay caafimaad qabaan oo aan looga cabsanayn inay cuduro sii gudbiyaan. Sidoo kale waa in qofka dhaqanaya bisaduhu siiyaa cuntadoodii iyo cabitaankoodii, hadii aanu awoodin waa inuu faraha ka qaado oo aanu xabisin, si ay dhulka Ilaahay uga raadsato irsaaqadeeda. Waxa... Continue Reading →
Qaangaarka haweenka iyo Xijaabka
Wiilka iyo gabadhuba waxay ku qaangaadhaan markay arkaan calaamadahan mid kamida: Inay gaadhaan da’da shan iyo toban sanadood. Inay arkaan biyo “Manida” soo jeed ama hurdo kuu doonaba ha ahaadee. Hadii ay soo baxaan timaha adag ee kasoo baxa inta u dhaxaysa cawrada iyo xudunta. Gabadhuna waxay intaas dheertahay laba calaamadood oo kale waana: Inay... Continue Reading →
Dheelminta iyo Qaadidda Nabiga SCW
Dheelminta iyo Qaadidda Nabiga Nabadgelyo iyo Naxariisi korkiisa ha ahaatee Dheelminta nabiga waxaa caddeeyay Quraanka iyo xaddiiska saxiixa ah kolka waxaa waajib ah in la rumeeyo in Nabiga nabadgelyo iyo naxariisi korkiisa ha ahaatee Eebbe dheelmay habeennimo asiga oo Maka ka baxay oo masjidka al-Aqsaa u baxay. Hase ahaatee, fuullinta (Micraajka) wuxuu ku caddyahay xaddiiska,... Continue Reading →
Xukunka qofki Islamka sheganaya magac ahan burrinaya macne ahan
Waxaa jira kooxo badan oo beenshay Islaamka macne ahaan inkasta oo ay Islaamka sheeganayaan ayaga oo ku dhawaaqaya labada ashahaatin, ashadu an-laa-ilaha illa laahu, wa ash-haddu anna muxamaddun rasuulu laahi, oo tukanaya oo soomaya, maxaa yeelay waxay burriyeen labada ashahaatin ayaga oo rumaysatay wax ka soo horjeeda kolkaa way ka baxeen towxiidka ayaga oo Eebbe... Continue Reading →
Salafiyada maanta Iyo salafka Nabiga inoo tilmaamay farqigee u dhaxeeya ?
Waxaa soo ifbaxay kooxo sheeganaya salafiya oo dhabtu caqiidadadoodu tahay tan wahaabiyada ee Mohamed Cabdi wahaab Keenay iyadoo markaas doonaya ineey daboolaaan caqiidadadooduiyo magacooda wahaabiyada deeto la baxay SALAFIYA iyagoo iska dhigaya ineey ku taagan yihiin wadadii salafka oo eey Diinta u yihiin difaaca yaal Laakiin dhabtu saa ka fog . Nabiga caleyhi salaatu wasalaam... Continue Reading →
Ilahay swt miyuu samada kowaad usoo dagaa mise raxmadiisa ayaa soo dagta?
Magaca alle ayaan ku bilaweyna nabad gelyo iyo naxariis allaha yeelo xabibkena muxamed scw intaa kadib . Xadithka oranaya "ilahay swt waxuu usoo daga samada kowad(raxmadisa ayaa soo dageysa ) markas buu dhahaya war yaa wax i weydisanaya ee aan siya oo yaa i baryaya ee aan ajiiba " Xadithka waa mid saxiixa ah sugnashinhisana... Continue Reading →
Xayawaano ay mamnuuc tahay in la dilo
Nabigu (scw) wuxuu yidhi: عَنِ ابْنِ عَبَّاسٍ – رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا – قَالَ : نَهَى رَسُولُ اللَّهِ – صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ – عَنْ قَتْلِ أَرْبَعٍ مِنَ الدَّوَابِّ : النَّمْلَةُ ، وَالنَّحْلَةُ ، وَالْهُدْهُدُ ، وَالصُّرَدُ . رَوَاهُ أَبُو دَاوُدَ ، وَالدَّارِمِيُّ . Ibnu Cabaas waxa laga wariyey (I.R.H) inuu yidhi: wuxuu reebay Rasuulkii Ilaahay... Continue Reading →
Dumarka La Isla Qabo oo aan Loo Caddaalad Falin
Waxyaalaha llaahay inoogu dardaarmay kitaabkiisa waxaa ka mida in dumarka la isla qabo loo caddaalad falo Ilaahay wuxuu yiri: وَلَن تَسْتَطِيعُواْ أَن تَعْدِلُواْ بَيْنَ النِّسَاء وَلَوْ حَرَصْتُمْ فَلاَ تَمِيلُواْ كُلَّ الْمَيْلِ فَتَذَرُوهَا كَالْمُعَلَّقَةِ وَإِن تُصْلِحُواْ وَتَتَّقُواْ فَإِنَّ اللَّهَ كَانَ غَفُورًا رَّحِيمًا [Surat an-Nisaa, 129] Cadaaladda la doonayo waa in looga caddaalad falo xaga hoyashada iyo... Continue Reading →