Cawrida ama ishu waa leeb uu soo gano ruuxa xaasidka ah, taasoo mararka qaarkood asiibta ama ku dhacda qofkii la ileeyey ama la cawryey. Hadii ruuxa muslimka ah akhristay ducooyinka iyo aayadaha kaa xijaabaya cawrida iyo sixirkaba markaa ishii kuma dhacayso, waxaana suurtagal ah in cidii wax ileynaysay inay dib ugu laabato. Maadaama cida wax... Continue Reading →
Kafaaro gudka Xanta iyo sida looga toobad keeno
Halista Xanta Xantu waa inaad walaalkaa ka sheegto wax uu necebyahay, waxayna bulshada ku keentaa dhibaatooyin waaweyn oo la taabankaro. Waxaad qiyaastaa xantu imisa guri oo Muslima ayey burburisay, imisa dagaal ayey sababtay, imisa nooc oo dulmi ah ayey aabo u tahay. Dabcan waxa dhib dhex taala bani aadamku waxay ka bilaabantaa afka, kadibna waxay... Continue Reading →
suldaan Mohamed al-faatix )amiirkii furtay istanbuul ama islambool
Waa suldaan Mohamed al-faatix Ibn muraad Waa ninkii furtay magaalada qusdhan-dhiiniyya ee kadib loo baxshay islam buul Haddana loo yaqaan Istanbul ee caasimaddi hore ee turkiga . Waxa uu dhashay 835 tii hijriyada ...waxaana uu ahaa suldaan kii dhidibada u taagay dowlad islaam oo mid ah tasoo calamaka ka talineeysay in ka badan 600 sano... Continue Reading →
Hadii Aadan Ku Faraxsaneyn Noloshada matukatid ama lagama aqbalo salada
Hadaad isku aragto in aadan ku faraxsnayn noloshaada oo haysanin nolol raaxo leh ogow salaada ma tukatid,ama lama aqbalin salaada aad tukato,sababtoo ah waxaa jira dadka tukada salaada waa laba nooc: 1- nooc marka ay tukanayaan ku raaxeysta salaadooda,oo iyaga oo wali raba in ay sii tukadaan salaadu ay dhamaato,(kuwaas salaadooda waa la aqbalay). 2-... Continue Reading →
cawaaqib xumada Dadka Hadalka Xun Ee Faafiya Xumaanta Dadka Kale
Hadal xumadu waa wax la liiday oo la diidey lana fogeeyay diinta islaamka, carabku waa seef meesha ay goyso aanu dhakhtarku xitaa dhayi Karin, dadkuna way ku kala dhintaan hadel xumada iyo erayada gefka iyo guracu ka muuqdo. Baribaa waxa layidhi gabadh baa nin ay jaar ahaayeen ceebaysay oo cid walba ku tiri hebel waa... Continue Reading →
Dumarka La Isla Qabo oo aan Loo Caddaalad Falin
Waxyaalaha llaahay inoogu dardaarmay kitaabkiisa waxaa ka mida in dumarka la isla qabo loo caddaalad falo Ilaahay wuxuu yiri: وَلَن تَسْتَطِيعُواْ أَن تَعْدِلُواْ بَيْنَ النِّسَاء وَلَوْ حَرَصْتُمْ فَلاَ تَمِيلُواْ كُلَّ الْمَيْلِ فَتَذَرُوهَا كَالْمُعَلَّقَةِ وَإِن تُصْلِحُواْ وَتَتَّقُواْ فَإِنَّ اللَّهَ كَانَ غَفُورًا رَّحِيمًا [Surat an-Nisaa, 129] Cadaaladda la doonayo waa in looga caddaalad falo xaga hoyashada iyo... Continue Reading →
Ciyaarta uu islaamka ogolayahay (islamic sports)
Cayaartu si guud way banaantahay hadii aanay kahor imanayn shareecada Islaamka. Islaamkuna wuu dhiirigaliyey in muslimiintu ay awood jidheed iyo mid maskaxeedba ay yeesheen sidaas awgeed ayuu nabigeenu (scw) u dhahay: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم : ( الْمُؤْمِنُ الْقَوِىُّ خَيْرٌ وَأَحَبُّ إِلَى اللَّهِ مِنَ الْمُؤْمِنِ الضَّعِيفِ وَفِى كُلٍّ خَيْرٌ..) رواه مسلم ( 2664... Continue Reading →
Cilmiga Nafsiga ee kusoo arooray suurada Maryam
Bismilah, walaalayaal Quraanka Kariimka ah lama koobi karo xikmada ku gudo jirta, hase yeeshee mid midka Ilaahay inoo bidhaamiyey ayaan wax ka qaadanaynaa. Walaalayaal, bal aynu wax ka barano xikmadan rabaniga ah ee kusoo arortay Surada sagaal iyo tobnaad ee suratu Maryam. Walaalayaal, suuradan waxyaalaha ay ka warranto waxa kamid ah qisadii dhalashadii nabigii Ilaahay... Continue Reading →
Qishka iyo khiyaanada ganacsiga iyo cidhibdanbeedkeeda.
Bismillah, magaca Allah ayaan ku bilaabaynaa: – Sida kusoo aroortay Saxiix Muslim uuna soo warinayo Abuhuryara wuxuu leeyahay: Maalin ayuu nabigu soo maray nin iibinaya alaabo cunto ah, kadibna nabiga (scw) ayaa cuntadii gacantiisa galiyey, wuxuuna lasoo laabtay gacantiisa oo qoyaan leh, markaasuu ninkii waydiiyey: “waa maxay biyahani?” wuxuu yidhi ninkii: Rasuulkii Ilaahayoow roob ayaa... Continue Reading →
Furriinka:- Saddex Dalaqo” oo hal mar ah ma waxay la mid tahay” HAL dalaqo?
Waxaan rabaaa inaan si faah san uga hadlo furiinka saddexda dalqo ee marka nin ragga ah uu xaaskiisa furay hal amr uu ku dhowaaqaya, haddana uu ku andacoonayo in kaliya ay hal dalqo dhaceyso. هل الطلاق الثلاث بلفط واحد يقع ثلاث او واحدا قذهب جمهور الصحابة والتابعين وائمة المذاهب الاربع الي انه يقع ثلاثا Waxay... Continue Reading →
QISO: ALLAH KA CABSI: IS XISAABI INTA ALLAH SWT KU XISAABIN.
Nin dhalinyaro ah ayaa waxa uu yimi aaska saaxiibkii, kadibna isagii oo kor taagan qabrigii saaxiibkii ayaa waxaa su'aal waydiiyay nin shiikh ahaa oo ay isgaranayeen su'aashuna waxa ay ahayd - Hadii saaxiibkaa uu Alle ( swt) dib u soo nooleeyo maxay kula tahay in uu samayn lahaa ? Kadibna ninkii dhalainyarada ahaa waxa uu... Continue Reading →
Sideen isku shukaan sanaa wakhtiga hasawaha si sharciga wafaqsan
Hadalku wuxuu ka mid yahay waxyaalaha qofka bini aadamka ah uu ku cabiro dareenkiisa sidajacayl uu u hayo qof kale . carro. rabitaan. diidmo. sidoo kale waxaa jira in weedhaha loo adeegsanayo marka lala hadlayo hooyo/aabe. walal. Zowjka/zowjada saaxiib ,ay kala duwan yihiin mid walbana leeyahay hab gaar ah. Habkee ula hadlaysaa markaad la hadlayso... Continue Reading →
Iibka oo La Isku Faliso
Iibka La Isku Faliso libka la isku faliso waa in alaabta qiime ku siyaadiyo qof aan iibsaneyn si uu u khiyaano dadka kale oo ugu soo jiido inay qiimaha siyaadiyaan. Nabigu (scw) wuxuu yiri: Taasi waa nooc khiyaanada ka mid ah shakina kuma jiro, Nabiga (scw) wuxuu yiri: Dad badan oo dalaaley ka ah xaraashka,... Continue Reading →