Qisadii Ninka Gaalka ah iyo Ninka Mu’minka ah

  Waxa jiray laba nin oo reer banu-israa’iil ahaa, waxay ahaayeen shuraako balse mid wuxuu ahaa Mu’min halka ka kale ahaa Gaal. Labada Nin waxay wada yeesheen lacag dhan Lix kun oo Diinaar, kadibna way kala qaybsadeen oo waxay u kala heleen nin walba sadex kun oo Dirham. Mudo markay soo wareegtay ayay is arkeen... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑