Dhibatada isha iyo cilaajkeeda Q1aad

Cawrida ama ishu waa leeb uu soo gano ruuxa xaasidka ah, taasoo mararka qaarkood asiibta ama ku dhacda qofkii la ileeyey ama la cawryey. Hadii ruuxa muslimka ah akhristay ducooyinka iyo aayadaha kaa xijaabaya cawrida iyo sixirkaba markaa ishii kuma dhacayso, waxaana suurtagal ah in cidii wax ileynaysay inay dib ugu laabato. Maadaama cida wax... Continue Reading →

Ilaahay run u sheeg, hakuu rumeeyee!!

Nin reer baadiye ah oo Ilaahay run u sheegay. Ma ogtahay hadii aad Ilaahay run u sheegto inuu Ilaahayna kuu rumaynayo wixii aad rabtay. Waxa nabigeena (scw) u yimid nin reer baadiye ahaa, wuxuuna ka dalbaday inuu raaco. Nabigu (scw) wuu ka aqbalay, wuxuuna saxaabadiisa u dardaarmay inay daryeelaan. Maalintii danbe ayey muslimiintii weerar qaadeen,... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑