Gabadhii u horeysay ee Caalamka Islaamka madax ka noqota.

Gabadha la dhaho Shajaratu Durr, waxay ahayd jaariyad uu lahaa boqorkii dawladii Ayuubiyiinta ee Saalix Najmu Diin, waxayna asal ahaan kasoo jeeday wadanka Armenia. Gabadhan waxay ilmo u dhashay Saalxi Najmu Diin, hase ahaatee ilmihii wuu ka dhintay. Saalix Najmu Diin wuxuu ka talinayey xilligaas dalka Masar iyo dhulka Shaam, waxaana gacantiisa ku jiray magaalada... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑