Dardaarankaaga qor intaad nooshahay! Qisooyin wax lagu qaato.

Dardaaranka ruuxa Muslimka intaanu dhimanin kahor waa awaamirta ay diinta Islaamku ku boorinayso Muslimiinta, waxaanu dardaaranku u qaybsamaa mid waajiba, iyo mid sunne ah: – Qeybta Waajibka ah  waa inuu qofku cadeeyo xuquuqda lagu leeyahay iyo xuquuqda uu isagu dadka ku leeyahay, sida dayn lagu leeyahay, alaabo loo dhiibtay oo amaano ah, ama xoolo isagu... Continue Reading →

Sagaal arrimood oo kuu culaysinaya Miisaanka Maalinta Qayaame

1aad: Shahaadada Tawxiidka:   عَبْدَ اللَّهِ بْنَ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ يَقُولُ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : “إِنَّ اللَّهَ سَيُخَلِّصُ رَجُلًا مِنْ أُمَّتِي عَلَى رُءُوسِ الْخَلَائِقِ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَيَنْشُرُ عَلَيْهِ تِسْعَةً وَتِسْعِينَ سِجِلًّا كُلُّ سِجِلٍّ مِثْلُ مَدِّ الْبَصَرِ ثُمَّ يَقُولُ أَتُنْكِرُ مِنْ هَذَا شَيْئًا أَظَلَمَكَ كَتَبَتِي الْحَافِظُونَ فَيَقُولُ لَا يَا رَبِّ فَيَقُولُ أَفَلَكَ عُذْرٌ فَيَقُولُ لَا يَا... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑