Waa kuma ninkii cilmiga lahaa ee soo qaaday Carshigii Balais?

Ilaahay (swt) wuxuu Quraankiisa inoogu sheegay in nabi Sulaymaan (cs) la siiyey awood iyo bqortooyo aan u cuntamin cid isaga kahoreysay iyo cid isaga ka danabysay toona. Waxa mucjisooyinkiisii kamid ahaa inuu fahmi jiray codka shinbiraha iyo qudhaanjada. Maalin ayuu hudhudkii nabi Suleymaan wuxuu arkay gabadha la dhaho Balqiisa oo madax ka ahayd boqortooyadii Saba’,... Continue Reading →

Fadliga soonka maalinta Cashuura !!!

Maalinta Caashuura? Nabigeena Suuban Nabadgelyo iyo Naxariisi Korkiisa ha ahaatee, wuxuu inuu jeediyey oo Sunno nooga yeelay inaan Soono maalmo aan ahayn Bisha Radaman. Waxaa maalmahaas ka mid ah Maalinta Cashuura. Hadaba Maalinta Caashuuraa aan ka barano Saxaabigii Waynaa ee Mucaawiyah Binu Abi Sufyaan Ilaahay Raali haka noqdee. Wuxuu Yiri Mucaawiye: Waxaan maqlay Rasuulke Eebe(NNKH)... Continue Reading →

Sujuudaha Quraanka waa imisa? sidese lo sameya? gormana la sameya? kaga bago qoralkan

Bismillah: Sujudu waa xaalada adoonku ugu dhowyahay Rabbigii, waana siduu cadeeyey Rasuulkii Ilaahay (scw) isagoo ku booriyey umada Islaamka ah inay ku ducaystaan sujuuda dhexdeeda, ducadaas oo Inshallah la aqbali doono. Hadaba waxa kale oo jira dhawr sujuudood oo la sujuudo marka Quraanka la akhrinayo, waana 15 sujuudood, waxaana lagu gartaa aayada la sujuudayo calaamadan ۩.... Continue Reading →

Sagaal arrimood oo kuu culaysinaya Miisaanka Maalinta Qayaame

1aad: Shahaadada Tawxiidka:   عَبْدَ اللَّهِ بْنَ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ يَقُولُ قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : “إِنَّ اللَّهَ سَيُخَلِّصُ رَجُلًا مِنْ أُمَّتِي عَلَى رُءُوسِ الْخَلَائِقِ يَوْمَ الْقِيَامَةِ فَيَنْشُرُ عَلَيْهِ تِسْعَةً وَتِسْعِينَ سِجِلًّا كُلُّ سِجِلٍّ مِثْلُ مَدِّ الْبَصَرِ ثُمَّ يَقُولُ أَتُنْكِرُ مِنْ هَذَا شَيْئًا أَظَلَمَكَ كَتَبَتِي الْحَافِظُونَ فَيَقُولُ لَا يَا رَبِّ فَيَقُولُ أَفَلَكَ عُذْرٌ فَيَقُولُ لَا يَا... Continue Reading →

Laba Aayadood oo ka hortagay sharka Shayaadiinta Jinka iyo Insigaba

Waynida iyo Fadliga ay leeyihiin labada aayadood ee ugu danbeeya suurada Al-baqarah: Cidii akhrida habeenkii labada aayadood ee u danbeeya suurada Al-baqarah way ku filantahay. فروى البخاري (4008) ، ومسلم (807) عَنْ أَبِي مَسْعُودٍ البَدْرِيِّ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : ( الآيَتَانِ مِنْ آخِرِ سُورَةِ البَقَرَةِ... Continue Reading →

Ducada ilmaha yar ee Xanuusanaya loogu duceeyo

Hordhac: Rasuulkii Ilaahay (scw) wuxuu ina baray ducooyin badan oo aynu ugu ducayno cidii inaga xanuusata, ilmaha yar ee xanuustayna wuxuu lamid yahay dadka waayeelka ah ee ayaguna xanuusta, waxaana ilmahaas loogu duceynayaa ducooyinkii Rasuulkii Ilaahay uu ina baray. Ducada 1 aad: Akhrinta suuratu Alfaatixa. Waxa laga wariyey Abusaciid Alkhudriyy (RC) inuu nabigu (SCW) ku... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑