Waa kuwama Maxramka Xididka ku yimaada? Dumaashigu ma maxrambaa?

Waxa jira dumar maxram ah oo diinta Islaamku xarrintay inuu ninku guursan karo, waana laba nooc: Maxramka nasab ku yimaadaa sida hooyada, ayeeyada, eedada, habaryarta, walaasha, hablah ninku uu dhalay iyo Maxram ku yimaadaa xididnimo oo kala ah: Xaaska aabaha (aayada); ninka waa ka xaaraan inuu guursado gabadha uu aabihii guursaday, waxayna bilaabmaysa isla markuu... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑