Ma ogtahay in guryaha dhaadheer ee ka agtaagan Kacbadu inay kamid yihiin calaamadaha saacada

Ma ogtahay in guryaha dhaadheer ee ka agtaagan Kacbadu inay kamid yihiin calaamadaha saacada Qayaame, sidoo kale kanaalada dhaadheer ee kaqodon buurta Makkah ayaguna ay kamid yihiin calaamadaha saacada Qayaame. Dhanka kale dhuumaha dhaadheer ee soo qaada biyaha Zamzamka ama kuwa qaboojiya ayaguna waxay kamid yihiin calaamadaha saacada Qayaame. Wuxuu ibnu Abi Shaybah kusoo saaray... Continue Reading →

Dhiga sanka ka yimid ama nabar, soonka ma jabinayaa?

Su’aal:  Haduu qofku soomanyahay oo uu dakhramo kadibna dhiig ka yimaado soonku miyuu jabayaa? Jawaab: Wax dhib ah malaha Dhiiga ku yimaada nabar ama dakhar yar oo soo gaadhay qofka sooman, marka laga reebo Istoobista. Wuxuu dhahay Shiikh ibnu baaz (A.H.U): لا يضره نزول الدم، إلا الحجامة إذا احتجم فالصحيح أنه يفطر بالحجامة وفيها خلاف بين... Continue Reading →

Anigoo soman ma qubaysan kara ama ma dabalan karaa?

 Ta koowaad: Dabaasha waxaan u kala qaadaynaa laba qeybood; qeyb waxa weeye hadii aad dabaalanayso oo aan biyuhu gaadhaynin calooshaada ama aanad biyo  liqaynin oo aad garanayso dabaasha, wax dhib ah malaha inaad dabaalato waxyna qaadanaysaa xukunka qubeyska ee bisha Ramadaan. Ruuxa soomanina inuu qubaysto wax dhib ah malaha, waxayna culumadu u daliishadaa xadiiska uu warinayo Bukhaari (1825 )... Continue Reading →

Ducada Walidka logu duceyo

Ilaahay (swt) ayaa u dardaarmay insaanka inay waalidkood kula dhaqmaan wanaag iyo khayr, xitaa hadii ay yihiin waalid gaal ah, sababtoo ah waalidka xuquuqdiisu aadbay u wayntahay, lamana soo gudi karo. Xuquuqda waalidku leeyahay waxa kamid ah in loo duceeyo noloshooda iyo dhimashadoodaba. وَاخْفِضْ لَهُمَا جَنَاحَ الذُّلِّ مِنَ الرَّحْمَةِ وَقُل رَّبِّ ارْحَمْهُمَا كَمَا رَبَّيَانِي صَغِيرًا ﴿٢٤﴾... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑