Al Jarx Wa tacdiil }  cilmiga xadithka qeybtii 2aad

Bismilaah Dersigani waa kii labaad ee aan kaga hadalno Jarxiga iyo Tacdiilka. Si aad u fahantid dersigan waxaa fiican inaad soo akhrisid Qeybtiisa 1aad inshaAllah. Dersigan waxaanu kaga hadli doonaa , qofkan wax jarxinaya ama tacdiilinaya sifa nooce ah ayaa laga rabaa.. Sidoo kale maxay tahay alfaada/erayada/odhaahda ay isticmaalaan cuimada loo yaqaan “culamaa’ul jarx wa... Continue Reading →

Caalimkii Maqhrib ( Abuu Cumar Ibn Cabdul Barr)

Waxaan Maanta tooshka ku ifinaynaa in sha Allaah caalim jaliila oo ka mida culamdeenii salafka kuwoodii ugu cadcadaa waa Muxadithki Andalus iyo faqiiheedii ee ahaa Ibnu Cabdul barr.  Imaamkani waxuu ahaa baddi cilmiga sidoo kalena aqoonyahankii cilmiga xadiithka iyo Rijaashisa. Waxaa inta u dheeraa aqoonta Cilmul qiraa’aatka iyo weliba Fiqhiga iyo khilaafaadka mass’aaisha fiqiga.  Magaciisa... Continue Reading →

Al Jarx Wa tacdiil } cilmiga xadithka qeybta 1aad

Al Jarx Wa tacdiil Bismillah Xadiiska  Nabiga sallalaahu caleyhi wa sallam inuu noqdo mid ka sugan isaga iyo inkale ayay ahaayeen culimadu kuwa ku shaqlan. Xadiiska lama eegi jirin matni-giisa ilaa laga eego isnaadka (ragga werinaya).  Culimadu waxay u sameeyeen shuruud iyo darbi aan marnaba la dhaafi karin. Dadaalkaas oo dhanna waxay u galeen uun... Continue Reading →

Aadabta laga rabo qofka Axadista akhrinaya

Aadaabul Muxadith Bismillah Aaadaabta laga doonayo qofka Sheegaya Xadiiska Nabiga scw ee ama dadka baraya Sidaan ognahayba in lagu mashquulo oo laga shaqeeyo axaadiista Nabiga scw waxay kamid tahay camalada kuwan ugu fadhliga badan ee Ilaahayna swt loogu dhawaan karo. Sidaa daraadeed qofkan doonaya inuu sii fidiyo axadiista oo uu dadka gaadhsiiyo waxaa laga doonayaa... Continue Reading →

Sida somalida loo gaaleysiyo oo caqidada  looga weraro iyo sida la isaga difaaco dadka fafiya masixiyada

Bismillah, walaalayaal waxa weerar kusoo qaaday umada soomaaliyeed iyo guud ahaanba islaamkaba dadka faafiya diinta Masiixiyada, waxa kusoo qulquaya dalka soomaaliya iyo guud ahaan qaarada Afrikaba dad aad u tiro badan oo doonaya inay gaalaysiiyaan dadka muslimiinta. Dabcan Masiixiyiintu waxay ku guulaysteen inay qaarada Afrika kadhigaan qaarad kiristaan ah, ayadoo aynu ognahay bilowgii qarnigii labaatanaad... Continue Reading →

Siyaabo  fudud oo aat ku xifdin kartid quranka 

Ikhlaas (camalka oo aad u gaar yeesho Ilaahay): Waxa waajib ah inaad ikhlaad ula timaado Ilaahay, kana dhigto barashada Quraanka Kariimka ah mid aad Ilaahay wajigiisa wax kaga rabto, kuna rajaynaysa inaad ku gaadho raali ahaansho xaga Ilaahay iyo Jannooyinkiisa. Wuxuu Allah dhahay: ( فاعبد الله مخلصا له الدين) (Ilaahay caabud adigoo u gaaryeelaya diinta). Sidoo kale xadiis... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑