Hadii Aadan Ku Faraxsaneyn Noloshada matukatid ama lagama aqbalo salada 

Hadaad isku aragto in aadan ku faraxsnayn noloshaada oo haysanin nolol raaxo leh ogow salaada ma tukatid,ama lama aqbalin salaada aad tukato,sababtoo ah waxaa jira dadka tukada salaada waa laba nooc:

1- nooc marka ay tukanayaan ku raaxeysta salaadooda,oo iyaga oo wali raba in ay sii tukadaan salaadu ay dhamaato,(kuwaas salaadooda waa la aqbalay).

2- nooca marka ay tukanayaan ay dhib ku tahay oo raba in ay ka raaxo iyo nasasho doontaan (sida in ay sheeko galaan salaada ka dib….)

Hadaba aqriste ogow hadaad salaadaada ku raaxeysato,noloshaada aduunka dhan waa ku raaxeysaneysaa, hadaadse tahay dadka aan salaada ku raaxeysanin oo marka ay tukanayaan ay dhib ku tahay culeysna ka saaranyahay,waligaa raaxo aduun ma heleysid,kamana baxeysid jirooyin,wel wel,iyi cabsi,murugo,iyo wax kasta oo bani aadamka uusan jecleysanin.

W/D : Mohamed deeq

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑

%d bloggers like this: