Waa mxay Waswaaska qasabka ah? Maxaase lagu daweeyaa?

Waa maxay Waswaaska qasabka ah? Waswaasku waa fikrado cayiman oo ruuxu rumaysto taaso saamaynkarta dareenkiisa, hab dhaqankiisa iyo go’aanqaadashadiisaba, ayadoo ruuxu hadana ku qanacsanyahay in fikradahaasi yihiin kuwo llita. Waswaaska qasabka ah wuxuu ku dhacaa had iyo jeeraale dadka wanaagsan, ee wax qabadka leh. Tusaale ahaan: Ruux ayaa ku fakaraya in gacmihiisu aanay nadiif ahayn... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑