cawaaqib xumada  Dadka Hadalka Xun Ee Faafiya Xumaanta Dadka Kale

Hadal xumadu waa wax la liiday oo la diidey lana fogeeyay diinta islaamka, carabku waa seef meesha ay goyso aanu dhakhtarku xitaa dhayi Karin, dadkuna way ku kala dhintaan hadel xumada iyo erayada gefka iyo guracu ka muuqdo. Baribaa waxa layidhi gabadh baa nin ay jaar ahaayeen ceebaysay oo cid walba ku tiri hebel waa... Continue Reading →

Dumarka La Isla Qabo oo aan Loo Caddaalad Falin

Waxyaalaha llaahay inoogu dardaarmay kitaabkiisa waxaa ka mida in dumarka la isla qabo loo caddaalad falo Ilaahay wuxuu yiri: وَلَن تَسْتَطِيعُواْ أَن تَعْدِلُواْ بَيْنَ النِّسَاء وَلَوْ حَرَصْتُمْ فَلاَ تَمِيلُواْ كُلَّ الْمَيْلِ فَتَذَرُوهَا كَالْمُعَلَّقَةِ وَإِن تُصْلِحُواْ وَتَتَّقُواْ فَإِنَّ اللَّهَ كَانَ غَفُورًا رَّحِيمًا [Surat an-Nisaa, 129] Cadaaladda la doonayo waa in looga caddaalad falo xaga hoyashada iyo... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑