Ma Wadnaha ayaa fakara mise Maskaxda? Mucjisada islamka

Ma Wadnaha ayaa fakara mise Maskaxda? Waa su’aal qadiimiya oo doodo badan dhalisay, balse inatynaan ka jawaabin Suaashan aynu dul istaagno dhawr tusaale oo kaa yaabin doona! Sida aan ka soo xiganaya jariirada Afka dheer ee Dailymail, cadadkeedii la daabacay 09 April 2008 ayaa waxay ka dooday cinwaanka ahaa: Can we really transplant a human soul? Suurta gal... Continue Reading →

Ciyaarta uu islaamka ogolayahay (islamic sports)

Cayaartu si guud way banaantahay hadii aanay kahor imanayn shareecada Islaamka. Islaamkuna wuu dhiirigaliyey in muslimiintu ay awood jidheed iyo mid maskaxeedba ay yeesheen sidaas awgeed ayuu nabigeenu (scw) u dhahay: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم : ( الْمُؤْمِنُ الْقَوِىُّ خَيْرٌ وَأَحَبُّ إِلَى اللَّهِ مِنَ الْمُؤْمِنِ الضَّعِيفِ وَفِى كُلٍّ خَيْرٌ..) رواه مسلم ( 2664... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑