​Ducooyinka Salaada kadib.

Ducooyinka Salaada kadib. {أستغفر الله ” ثلاثاً ..” اللهم أنت السلام ، ومنك السلام ، تباركت يا ذا الجلال والإكرام} Astaqfirullah, “thalaathan” Allahumma anta assalaaam, wa minka assalaam, tabaarakta yaa dal jalaali wal’ikraam. (1) Rabbi ayaan danbi dhaaf waydiisanayaa. لَا إِلَهَ إِلَّا اللَّهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ... Continue Reading →

Cilmiga Nafsiga ee kusoo arooray suurada Maryam

Bismilah, walaalayaal Quraanka Kariimka ah lama koobi karo xikmada ku gudo jirta, hase yeeshee mid midka Ilaahay inoo bidhaamiyey ayaan wax ka qaadanaynaa. Walaalayaal, bal aynu wax ka barano xikmadan  rabaniga ah ee kusoo arortay Surada sagaal iyo tobnaad ee suratu Maryam. Walaalayaal, suuradan waxyaalaha ay ka warranto waxa kamid ah qisadii dhalashadii nabigii Ilaahay... Continue Reading →

Qishka iyo khiyaanada ganacsiga iyo cidhibdanbeedkeeda.

Bismillah, magaca Allah ayaan ku bilaabaynaa: – Sida kusoo aroortay Saxiix Muslim uuna soo warinayo Abuhuryara wuxuu leeyahay: Maalin ayuu nabigu soo maray nin iibinaya alaabo cunto ah, kadibna nabiga (scw) ayaa cuntadii gacantiisa galiyey, wuxuuna lasoo laabtay gacantiisa oo qoyaan leh, markaasuu ninkii waydiiyey: “waa maxay biyahani?” wuxuu yidhi ninkii: Rasuulkii Ilaahayoow roob ayaa... Continue Reading →

Furriinka:- Saddex Dalaqo” oo hal mar ah ma waxay la mid tahay” HAL dalaqo?

Waxaan rabaaa inaan si faah san uga hadlo furiinka saddexda dalqo ee marka nin ragga ah uu xaaskiisa furay hal amr uu ku dhowaaqaya, haddana uu ku andacoonayo in kaliya ay hal dalqo dhaceyso. هل الطلاق الثلاث بلفط واحد يقع ثلاث او واحدا قذهب جمهور الصحابة والتابعين وائمة المذاهب الاربع الي انه يقع ثلاثا  Waxay... Continue Reading →

​Iibka oo La Isku Faliso

Iibka La Isku Faliso libka la isku faliso waa in alaabta qiime ku siyaadiyo qof aan iibsaneyn si uu u khiyaano dadka kale oo ugu soo jiido inay qiimaha siyaadiyaan. Nabigu (scw) wuxuu yiri: Taasi waa nooc khiyaanada ka mid ah shakina kuma jiro, Nabiga (scw) wuxuu yiri: Dad badan oo dalaaley ka ah xaraashka,... Continue Reading →

​Ku Xasilidda Salaada oo Laga Tago

Ku Xasilidda Salaada oo Laga Tago Jariimooyinka waaweyn ee tuuganimada ah waxaa ka mida xadida la xadayo salaada Nabigu (scw) wuxuu yiri: أسوا الناس سرقة يسرق من صلاته قالوا يارسول الله وكيف يسرق من صلاته؟ قال: لايتم ركوعها ولاسجودها [رواه أحمد] Ku xasilidda salaadda in Iaga tago oo dhabarku uusan ku xasilin rukuuca iyo sujuuda,... Continue Reading →

​Cibaadada oo Loo Sameeyo Halagaa Sheego

Cibaadada oo Loo Sameeyo Halagaa Sheego Shuruudda camalka suuban waxaa ka mid ah, inuu ka hufan yahay istustus iyo inuu waafaqsan yahay sunada, qofkii cibaado u sameeya halagaa sheego shirkigii yaraa ayuu la yimid camal kiisuna wuu burey, sida qofkii u tukada in dadku arkaan, llaahay wuxuu yiri: إِنَّ الْمُنَافِقِينَ يُخَادِعُونَ اللَّهَ وَهُوَ خَادِعُهُمْ وَإِذَا... Continue Reading →

Salaada oo ciyaarta iyo dhaqdhaqaqa lagu badiyo

 CIYAARTA IYO DHAQAAQA OO SALADA LAGU BADIYO  taasi waa aafo aysan  ka nabadgelin dad tiro badan oo tukanaya waayo ma fulinayaan amarki ilaahay yiri oo ahaa )ilaahay u istaaga idinka oo khushuucsan  ) mana fahmayaan hadalkuu ilaahay yiri oo ahaa ) waxaa libaanay mu,miniinta salaadooda ku khushuuca  ) nabigana s.c.w markii la weeydiiyaya qof sujuudaya... Continue Reading →

Create a website or blog at WordPress.com

Up ↑